Xildhibaanadii lagu soo doortay Ceel-Waaq oo lagu dhegan yahay loona diiday in la dhaariyo

Xildhibaanadii lagu soo doortay magaalada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo kuna sugan magaalada Muqdisho ayaa loo diiday in la dhaariyo sidoo kale la siiyo kaarka rasmiga ah ee aqoonsiga Xildhibaanimo. Xildhibaanadan oo gaaraya 16-xildhibaan ayaa horey guddiga doorashada heer federaal waxa ay u siiyeen shahaadada Xildhibaanimo, hasa ahaatee waxaa ku adkaatay xildhibaanadan in la dhaariyo si … Continue reading Xildhibaanadii lagu soo doortay Ceel-Waaq oo lagu dhegan yahay loona diiday in la dhaariyo